Waddooyinka caasimadda qaar oo saakay xiran

0
Sunday October 11, 2020 - 17:39:03 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waddooyinka caasimadda qaar oo saakay xiran

    Qaar kamid ah waddooyinka magaalada Muqdisho ayaa xiran, waxayna dadka isticmaalayaan socod,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaar kamid ah waddooyinka magaalada Muqdisho ayaa xiran, waxayna dadka isticmaalayaan socod,  ma jiraan gawaarida dadweynaha iyo bajaajta oo isticmaalaya waddooyinka xiran.

Waddada hor'umarta dekadda weyn, isgoysyada taleex, Soobe iyo is-goyska Banaadir ayey xireen ciidamada dowladda Soomaaliya.

Wararka qaar la helayo ayaa sheegaya in waddooyinka loo xeray ra'iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo maanta gelinka hore la qorsheynayo inuu booqdo dhismaha wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya, sida ay baahiyeen qaar kamid ah warbaahinta Muqdisho.

Inta badan waddooyinka xiran ayaa saameyn ku yeeshay dhaqdhaqaaqa ganacsiga ee caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip