Taliska Xooga Dalka oo sheegay iney dileen 19 dagaalame oo ka tirsana Al-shabaab

0
Wednesday October 21, 2020 - 15:21:57 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliska Xooga Dalka oo sheegay iney dileen 19 dagaalame oo ka tirsana Al-shabaab

    Taliyaha ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed General Odawaa Yuusuf Raage

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed General Odawaa Yuusuf Raage  ayaa faahfaahin ka bixiyay howlagalo ciidamada Militariga Soomaaliya ka sameyeen deegaano ka tirsan degmada Diinsoor ee gobolka Baay.

General Odawaa Yuusuf Raage ayaa sheegay in ciidamada xooga dalka howlgalo ay ka sameyeen meel u jirta degmada Diinsoor ilaa 11 KM ay ciidamada ku dileen ilaa 19 dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab laba ka mid ahna ay nolosha kuhayaan sida uu Warbaahinta ciidamada Qalabka sida uu u sheegay Generaal Odawaa Yuusuf Raage.

Taliye Odawaa Yuusuf Raage ayaa intaasi ku daray in ciidamada dowladda ay u suurta gashay iney burburiyaan fariisamahii Al-shabaab ku lahayeen nawaaxiga degmada Diinsoor ee gobolka Baay.

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip