Xildhibaannada cusub ee Hirshabeelle oo lagu xiray lacag si loo siiyo kaarka aqoonsiga

0
Wednesday October 28, 2020 - 19:06:34 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaannada cusub ee Hirshabeelle oo lagu xiray lacag si loo siiyo kaarka aqoonsiga

    Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ee xarunta dowlad gobolleedka Hirshabeelle

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ee xarunta dowlad gobolleedka Hirshabeelle

 ayaa sheegay in guddiga farsamada ku xireen Xildhibaannada cusub ee lagu dhawaaqay in ay bixiyaan lacag si loo siiyo kaarka aqoonsiga.

 

 

Xildhibaan walba oo ka tirsan Baarlamaanka cusub ee Hirshabeelle ayaa laga doonayaa $ 500 oo dollar si loo siiyo kaarka aqoonsiga xildhibaannimo.

Mid ka mid ah xildhibaannada Baarlamaanka 2aad ee Hirshabeelle ayaa HOL u sheegay jiritaanka warka ku saabsan lacagta laga doonayo xildhibaanka

 

Inta badan xildhibaannada ayaa lagu waramayaa in durbaba shubeen lacagta laga doonayay kuwaa oo la filayo in galinka danbe ee maanta la dhaariyo.

Guddiga farsamada ayaa ku dhawaaqay xalay ilaa 90 xildhibaan iyadoo dhinaca kale ay jiraan xubno wali dhiman oo lagu waddo in saacadaha soo socda la soo dhameystiro.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip