Gudoomiyaha gobolka Sool oo ka hadlay sababta loo masaafuriyey Abuukar Qaad-diid

0
Wednesday October 28, 2020 - 19:10:44 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha gobolka Sool oo ka hadlay sababta loo masaafuriyey Abuukar Qaad-diid

    Gudoomiyaha Gobolka Sool Cabdiqani Jiidhe ayaa sheegay in Qaad-diid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Gobolka Sool Cabdiqani Jiidhe ayaa sheegay in Qaad-diid
 uu sifo qaldan ku soo galay magaalada Laascaanood xarunta Gobolka Sool.

Gudoomiyaha oo war saxaafadeed ku qabtay xafiiskiisa ayaa waxa uu si aad ah u dhaliilay Qaadiid isagoo sheegay in uu doonayey inuu shirar ku qabto magaalada isagoo aan ogolaansho u haysan.

"Waxaan ahay masuulka ugu sareeya gobolka wax xog ah oo aan ka hayey imaanshihiisa ma jirin, mida kale socodkiisu kama madhnayn siyaasad, dhowaan waxaa uu amaanayey Farmaajo, shalayna Cabdiweliga Puntland, nimankaana kala mabda baan nahay" ayuu yidhi Jiidhe waxaanu meesha ka saaray in wax ogolaansho ah uu soo weydiistey maamul ahaan.

Hadalka gudoomiyaha ayaa yimi markii ciidanka Boolisku ay magaalada Laascaanood ka masaafuriyeen Abuukar Qaad-diid taas oo baraha bulshada si aad ah loogu hadal hayo.

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip