Ra'isal Wasaaraha Ethiopia Oo Go'aamiyay In Ciidamadu Weeraraan Tigreega

0
Wednesday November 04, 2020 - 17:45:33 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'isal Wasaaraha Ethiopia Oo Go'aamiyay In Ciidamadu Weeraraan Tigreega

    Ra"isal Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed Cali Ayaa Sheegay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra"isal Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed Cali Ayaa Sheegay

 In Uu Amar Ku Siiyay Ciidamada Milatariga Waddankaas Oo Fadhiisin Ku Leh Deegaanka Tigreega In ay jawaab ka Bixiyaan Weerar ay TPLF Ku Soo Qaaday.

Waxa Uu Xusay In Laga soo Gudbay Khadkii Casaa, Markana Ciidamadu ay U madax Banaan Yihiin Badbaadinta Iyo Difaaca Dalkooda.


Sanadkii U Dambeeyay Xukuumada Ra’isal Wasaare Abiy Iyo Maamulka Tigreega ayaa khilaaf Cakirmay Uu U dhaxeeyay, Waxaanu Mid waliba Dhinaca Kale Ku Eedaynayay Jabinta Dastuurkii Dalkaasi U Yaala


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip