Maareeyaha Dekedaha Somaliland Siciid Xasan Cabdilaahi ayaad la Hadley booqashada Dekeda Berbera we Wakiilka Taiwan u fadhiya Sonaliland.

0
Sunday November 08, 2020 - 13:55:21 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maareeyaha Dekedaha Somaliland Siciid Xasan Cabdilaahi ayaad la Hadley booqashada Dekeda Berbera we Wakiilka Taiwan u fadhiya Sonaliland.

    Maareeyaha Dekedaha Somaliland Siciid Xasan Cabdilaahi ayaad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maareeyaha Dekedaha Somaliland Siciid Xasan Cabdilaahi ayaad
 la Hadley booqashada Dekeda Berbera we Wakiilka Taiwan u fadhiya Sonaliland.
"Waxaannu Saaka Kulan muhiim ah ku wada qaadanay Gudaha Dekedda Caalamiga ah ee Berbera, Safiirka Taiwan uu Fadhiya Jamhuuriyadda Somaliland, Mr Allen C. Lou iyo Wefti u hoggaaminayay. Kulankan oo aannu kaga wada-hadalnay bilawga Xidhiidh Iskaashi oo dhinaca Dekedaha Taiwan iyo Dekedaha Jamhuuriyadda Somaliland ah, Sidoo kale, Waxaannu ka wada-hadalnay, Sidii Shirkadaha ka Shaqeeya Hawlaha Maraakiibta ee Fadhigoodu yahay Dalka Taiwan ay u isticmaali lahaayeen Dekedda Berbera."

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip