Musharixiinta madaxweynaha Soomaaliya oo diiday guddiyada doorashada oo ay dowladu magacaawday 55 Shares facebook sharing button Sharetwitter sharing button Tw

0
Tuesday November 10, 2020 - 18:12:49 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Musharixiinta madaxweynaha Soomaaliya oo diiday guddiyada doorashada oo ay dowladu magacaawday 55 Shares facebook sharing button Sharetwitter sharing button Tw

    Qoraal ka soo baxay qaar ka mid ah musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qoraal ka soo baxay qaar ka mid ah musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya

 ayaa lagu qaadacay ka qeybgalka doorashada 2020-21, iyaga dood ka keenay sida loogu kalsoonaan karo guddiyada ay dowladdu u saartay doorashada.

Musharixiintan oo tiradoodu gaareyso 12 musharax ayaa qoraalkooda ku sheegay in wax ka badal lagu sameeyo guddiyada doorashada oo sida ay hadalka u dhiggeen u badan Askar dowladdeed, iyo shaqaalaha madaxtooyada Soomaaliya.

‘’Waxaan ku baaqeynaa in si deg deg ah guddiyada looga dhax saaro xubnaha Askarta ah ee ka tirsan hay’adda nabad-sugida Qaranka, xubnaha shaqaalaha dowladda iyo waliba kuwa ku caanbaxay taageerrada madaxweyne Farmaajo’’ ayaa lagu yiri qoraalka

Hoos ka akhriso :


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip