Qarax dhimasho iyo dhaawac sababay oo ciidamada dowladda lagula eegtay gobolka Galguduud

0
Tuesday November 10, 2020 - 18:15:27 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarax dhimasho iyo dhaawac sababay oo ciidamada dowladda lagula eegtay gobolka Galguduud

    Warar goor dhaw naga soo gaaray gobolka Galguduud ayaa sheegaya in qarax sababay khasaare dhimasho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar goor dhaw naga soo gaaray gobolka Galguduud ayaa sheegaya in qarax sababay khasaare dhimasho

 iyo dhaawac ah lala eegtay ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya.

 

 

Qaraxa oo gaar ahaan ka dhacay deegaanka lagu magacaabo Sinna-dhaqo oo ka tirsan degmada Dhuusa-mareeb ayaa lagu bartilmaameedsaday gaari Cabdibile ah oo ay la socdeen qaar ka mid ah ciidamada 21aad xoogga dalka.

 

Tirada askarta ku dhimatay qaraxan lama oga hasse ahaatee waxaa ay wararku sheegayaan in uu jiro khasaare dhimasho iyo dhaawac ah oo ka dhashay qaraxa oo ahaa mid xooggan.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip