Yuusuf Dabageed oo loo doortay madaxweyne ku-xigeenka Dowlad gobolleedka Hirshabeelle

0
Wednesday November 11, 2020 - 17:34:33 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Yuusuf Dabageed oo loo doortay madaxweyne ku-xigeenka Dowlad gobolleedka Hirshabeelle

    Yuusuf Dabageed oo loo doortay madaxweyne ku-xigeenka Dowlad gobolleedka Hirshabeelle

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Yuusuf Dabageed oo loo doortay madaxweyne ku-xigeenka Dowlad gobolleedka Hirshabeelle Waxaa goor dhaw soo dhamaatay doorashada madaxweyne ku-xigeenka dowlad gobolleedka Hirshabeelle oo noqonaya Yuusuf Axmed Hagar Daba-geed.

 

 

Yuusuf Daba-geed ayaa ku guuleystay 87 cod halka musharixii la tartamayay Maxamed Maxamuud Cabdulle [Maxamed Dheere] uu helay 12 cod dhamaan 99 kii xildhibaan ee codadkooda dhiibtay.

 

Xildhibaannada ayaa horey xilka madaxweynaha Dowlad gobolleedka Hirshabeelle u doortay Cali Cabdullaahi Xusseen Guudlaawe oo horey madaxweyne ku-xigeen uga ahaa maamulkan.

Yuusuf Dabageed ayaa dhowr jeer oo hore guddoomiye ka soo noqday gobolka Hiiraan, waxaana uu hadda ka mid ahaa xubnihii sida weyn u taageeray dhismaha labaad ee dowlad gobolleedka Hirshabeele.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip