Cali Guudlaawe oo noqonaya madaxweynihii saddexaad ee dowlad Gobolleedka Hirshabeelle

0
Wednesday November 11, 2020 - 17:36:15 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cali Guudlaawe oo noqonaya madaxweynihii saddexaad ee dowlad Gobolleedka Hirshabeelle

    Cali Cabdullaahi Xusseen Cali Guudlaawe ayaa goor dhaw loo doortay madaxweynaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cali Cabdullaahi Xusseen Cali Guudlaawe ayaa goor dhaw loo doortay madaxweynaha

 dowlad gobolleedka Hirshabeelle doorasho ka dhacday magaalada Jowhar

Cali Guudlaawe ayaa helay 86 cod halka musahrixii la tartamayay Cabdiraxmaan Jimcaale Cismaan uu helay uu helay cod 13 guud ahaan 99 xildhibaan ee codadkooda dhiibtay

 

Madaxweynaha saddexaad ee dowlad gobolleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe ayaa horeyba loo sii saadaalinayay in uu ku soo bixin doono doorashadan oo ay goob joog ka ahaayeen Wasiirro iyo Xildhibaannno ka tirsan Dowladda dhexe ee federaalka.

Goor dhaw ayaa lagu waddaa in loo gudbo doorashada madaxweyne ku-xigeenka oo ay ku tartami doonaan Yuusuf Axmed Hagar –Dabageed iyo Wasiir hore Maxamed Maxamuud Cabdulle [Maxamed Dheere]


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip