Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ayaa Booqday Dadkii Dhawaan Ku Dhaawacmay Rabshad Ka Dhacday Garaanka Hargeisa Statium

0
Friday November 20, 2020 - 20:16:39 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ayaa Booqday Dadkii Dhawaan Ku Dhaawacmay Rabshad Ka Dhacday Garaanka Hargeisa Statium

    Guddoomiyaha xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro,
 GKM Md Cabdiqaadir Jirde, hoggaamiyaha xisbiga Xirsi Cali X Xasan, xoghayaha guud Khadar Xuseen Cabdi, xoghayaha ciyaaraha Md Yuussuf Nuux Yuusuf (Tadhase), xoghayaha arrimaha bulshada Md Maxamed Sidiiq Dhamme iyo Guddoomiyaha gobolka Maroodijeex Xamse Ciise ayaa cisbitaalka weyn ee Hargeisa ku bookhday dadkii ku dhaawacmay isku dhac dhexmaray booliska iyo dhallinyaro daawanayay ciyaar u dhexeysay gobollada Hawd iyo Daadmadheedh. Masuuliyiinta xisbiga WADDANI ayaa u kuur galay xaaladda dadka dhaawaca ah Illaahayna u waydiiyay caafimaad khayr leh


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip