Ukraine oo iibsanaysa 5 diyaaradood oo nooca loo yaqaano Bayraktar TB2 sanadka 2021.

0
Friday November 27, 2020 - 15:02:27 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ukraine oo iibsanaysa 5 diyaaradood oo nooca loo yaqaano Bayraktar TB2 sanadka 2021.

    Ukraine oo iibsanaysa 5 diyaaradood oo nooca loo yaqaano Bayraktar TB2 sanadka 2021.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ukraine oo iibsanaysa 5 diyaaradood oo nooca loo yaqaano Bayraktar TB2 sanadka 2021. Ukraine ayaa qarka u saaran inay iibsato shan kale oo dheeraad ah oo lagu sameeyay Turkiga Bayraktar Tactical Block 2 (TB2) oo ah diyaaradaha aan duuliyaha wadin sanadka soo socda, sida ay ku warantay warbaahinta maxaliga ah iyagoo soo xiganaya sarkaal militari.

"Go'aanka waa la qaatay oo waa la qorsheeyay. Sannadka soo socda, waxaan soo iibsan doonnaa shan Bayraktaar oo cusub oo loogu talagalay baahida Ciidamada Qalabka Sida ee Ukraine," Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida ee Yukreeniya Gen. Rusan Khomchak ayaa laga soo xigtay.

Khomchak ayaa sheegay in diyaaradaha ay leeyihiin astaamo farsamo oo aad u kala duwan, oo ay ku jiraan jooggooda iyo hawadooda wax ku oolka ah” Hadalka sarkaalka ugu sareeya ciidamada ayaa yimid ka dib dhoolatus ballaadhan oo xeeladeysan. Ciidamada qalabka sida ayaana tijaabiyay gantaalaha Bayraktar TB2.

Mawliid Maxamed Siciid.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip