Dalka Kama Jiro Xisbiyo Mucaarid Ahi

0
Thursday December 03, 2020 - 10:29:53 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dalka Kama Jiro Xisbiyo Mucaarid Ahi

    Siyaasi Maxamed Cabdillahi Uur Cade oo Ahaa Xoghayihii Hore

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasi Maxamed Cabdillahi Uur Cade oo Ahaa Xoghayihii Hore  ee Xisbiga Mu aaridkaa  ee Waddani oo Sigaara Ugu Waramay Tv-ga Sahan Ayaa Sheegay In Xisbiga Keliya Ee Somaliland Kajiraa Uu Yahay  Xisbiga Kulmiye Waxanu Xukuumada Usoo Jeediyey In Sharci Cad Lagasoosaaro Masuuliyiinta Somaliya Ushaqo-Doonta Ee Hadhaw Cafiska Somaliland Soo Weydiisanaya lsagoona Siyaasi Uurcade Cadeeyey Inaanay Jirin xildhbaano Matalla Somaliland Oo Somaliya Joogaaa Ayna Yihiin Kuwo Farmaajo Kasoo Urursadey Ceel-Gaabta Magalada Moqdisho.

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip