Guddida Doorashada: saddex maalmood ayaa lagu kordhiyey Diwaan-gelinta deegaamada xuduudka

0
Thursday December 03, 2020 - 10:48:32 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddida Doorashada: saddex maalmood ayaa lagu kordhiyey Diwaan-gelinta deegaamada xuduudka

    Guddoomiyaha Guddida Doorashooyinka Qaranka, ayaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Guddida Doorashooyinka Qaranka, ayaa

 ku dhawaaqay in maalmo dheeraad ah lagu daray diwaangeinta goobaha codbixiyeyaasha oo socday afar casho, balse ay dadka ku filnaan wayday muddadaasi.

Cabdirashiid Riyo-raac, ayaa sheegay in dhamaan degmo doorashooyinka dhaca xuduuddaha Somaliland iyo Itoobiya wakhtigaas loo kordhiyey, sidoo kalena waxa muddo intaas leeg lagu daray Caasimada degmooyinkaasi, sida Boorama iyo Baligubadle.

Hadalkan ayuu guddoomiyuhu ka sheegay xilli uu kormeer ku jooggay deegaamo kamida Gobolka Hawd.

Halkan ka Daawo Muuqaal:


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip