Gabar Soomaliyeed oo ka mid noqotay dadka qaatay tallaalka tijaabada ah ee Covid 19

0
Wednesday December 16, 2020 - 16:50:06 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gabar Soomaliyeed oo ka mid noqotay dadka qaatay tallaalka tijaabada ah ee Covid 19

    Iyadoo uu soconayo tijaabada tallaalka cusub ee cudurka Coved 19,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Iyadoo uu soconayo tijaabada tallaalka cusub ee cudurka Coved 19,

waxaa ay Sahra Kaahiye noqotay qofkii ugu horreeyay ee Soomaali iyo qofkii ugu horeeyay ee ka soo jeeda gobolka Alberta ee tallaalkan qaata.

Sahra Kaahiye, oo ka mid ah shaqaalaha isbitaal ku yaala magaalada Alberta ayaa sheegtay in aysan wax dhibaato ah ku arag tallaalkan oo sida ay sheegtay waxba ka duwaneyn tallaallada kale ee lagaga hortago cudurada qaar.

Dad badan ayaa iyagu cabsi ka qaba tallaalkan, hasse ahaatee waxaa ay Sahra sheegtay in wax dhibaato gaar ah ama culeys ah aysan kala kulmin iyada oo intaa ku dartay cirbadu tahay mid caadiyan aan waxba ka duwaneyn cirbadaha kale ee leysku mudo.

Cudurka Coronavirus ayaa saameyn ku le dunida oo idil waxaana jira rajo badan oo laga qabo tallaalkan tijaabada ku jira uu noqdo mid wax badan ka tari doona daweynta faafitaanka cudurka.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip