Galmudug iyo Puntland oo war.murtiyeed wada jir ah soo saarey

0
Thursday December 24, 2020 - 19:11:53 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Galmudug iyo Puntland oo war.murtiyeed wada jir ah soo saarey

    Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdikaariye Qoorqoor

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdikaariye Qoorqoor

 aya si wadajir ah uga qeybgalay Shirka Iskaashiga Puntland iyo Galmudug oo ka furmay magaalada Gaalkacyo xarunta gobolka Mudug.

War Murtiyeed laga soo saarey shirka ayaa looga hadley qodobo ay kamid yihiin doorashada waxaana lagu yiri in labada maamul ayaa sheegay inay mar walba diyaar u yihiin dadaal kasta ee loo dhan yahay ee lagu gaari karo hirgelinta doorashada 2020/21, iyadoo la dhowrayo heshiiskii lagu gaaray Muqdisho 17 September 2020.

hoos ka eeg War saxaafadeedka

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip