
MADAXWAYNE WAXAANU CABASHO KA NAHAY GUDOOMIYAHA SHIRKADA SAGALJET
Dhawaanahan Waxa Soo Badanaaya Cashada Ay Bulshada Muruq Maalka
Ee ka Shaqeeya Khudaarta Iyo Gaadiika Xamuulka Qaadaa Ay Ka WadeenMagaalada Hargeisa Ayaa Waxa Ay Dhawaan Cabasho U Gudbiyeen madaxwaynaha Somaliland Cabasho Ka Dhan Ah Gudoomiyaha Shirkada Sagal Jet Kaas Oo Ay Sheegeen In Uu Dad Gaar Ah Kooto Ugu Xidhaayo Shaqadii Ay Qaban Lahaayeen Gudoomiyaha Shirkada Sagal Jet Ayaa Waxa Uu Doonayaa In Uu Dad Gaar AhKooto Ugu Xidho Shaqadii Ay Qaban Lahaayeen waxaana ay sheegayaa in Shaqsiyaad lagu eedeyay inay Af duubeen Shaqada Muruq maalka wajeele iyo ganacsatada muuska Ethiopia kaso qaada Wajae.
Muuska Ethopia laga keeno baabuurta siddaa xadka masoo dhaafaan ee halkaas ayaa lagaga rogaa lagagana soo qaadaa baabuur ay muwaadiniin leeyihiin.
Hadaba illaa 250 ah mulkiilayaasha gadiidka muuska Ethopia kasoo qaada wajaale iyo boqolaal muruqmaal oo xamaalista ka shaqaysan jiray ayaa walaac ka muujiyay shirkad ogolaansho loo siiyay dhawaan in muuska Ethop…
MADAXWAYNE WAXAANU CABASHO KA NAHAY GUDOOMIYAHA SHIRKADA SAGALJET
Dhawaanahan Waxa Soo Badanaaya Cashada Ay Bulshada Muruq Maalka