
Gudoomiyaha xisbiga waddani ayaa magacaabay xilal cusub
Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro
ayaa maanta qaar kamid amasuuliyiinta xibiga mucaaridkaa ee waddani u magacaabay xilal cusub gudoomiyaha ayaa magacaabay gudida anshaxa marinta xisbiga waddani
gudidaas ayaa waxa ay ka kooban tahay 6 xubnoo oo uu gudoomiye uga dhigay xildhibaan cabdiqaadir jirde oo ah gudoomiyaha ku meel gaadhkaa ee xisbiga waddani .
Gudoomiyaha xisbiga waddani ayaa magacaabay xilal cusub
Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro