
Puntland Ayaa Ka Joojisay Sheikh Rusheeye Shaqadii Uu Ka Qaban Lahaa Gaalkacayo
Gudoomiyaha Gobolka Mudug, Abdiladiif Muuse Nuur ee Puntland
ayaa sheegey in uu guud ahaanba ka joojiyey shaqadii uu ka qaban lahaa magaalada kaalkacayo ayaa yidhi
Kadib markaan arkay in aanu wax ogolaansha ah ka haysan Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta, Maamulka Gobolka Mudug iyo kan Degmada Gaalkacyo, Shaqada Sheikh Cabdulxaq oo loo garan ogyahay Sheikh Rusheeyeh ay tahay Shaqo Baahsan oo shacabka loo qabanayoh Shacab aad ufara badanah ku kulmayaan goobta masuuliyadna ay u baahantahay, waxaan hakad galiyey howlaha Quraan saarita ee Sheekh Rusheeyah ilaa iyo Amardanbenah.
Wabilaahi Towfiiq
Wabilaahi Towfiiq
Puntland Ayaa Ka Joojisay Sheikh Rusheeye Shaqadii Uu Ka Qaban Lahaa Gaalkacayo
Gudoomiyaha Gobolka Mudug, Abdiladiif Muuse Nuur ee Puntland