Cabdi Xaanshi oo soo dhaweeyay soo jeedinta ah in shirka uu iclaamiyay Farmaajo lagu qabto Muqdisho

0
Wednesday February 10, 2021 - 14:46:52 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cabdi Xaanshi oo soo dhaweeyay soo jeedinta ah in shirka uu iclaamiyay Farmaajo lagu qabto Muqdisho

    Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaanshi Cabdullaahi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaanshi Cabdullaahi

ayaa soo dhaweeyay soo jeedinta Puntland ee ah shirka uu iclaamiyay mar kale madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo lagu qabto magaalada Muqdisho.

Sidoo kale guddoomiyaha ayaa sheegay in shirkaasi ay tahay in ay ka qeybgalaan dhamaanba saamileyda siyaasadda Soomaaliya oo ay si gaar ah doorashadani u quseyso.

Wuxuu sheegay in dhinaciisa uu soo dhaweynayo sida uu hadalka u dhiggay go'aan walba oo dalka lagu badbaadinayo si loo ilaaliyo xasiloonida iyo deggenaasha.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip