Haweenka Sacuudiga Oo Loo Ogolaaday Inay Ku Biiri Karaan Ciidanka Militariga.

0
Wednesday March 03, 2021 - 14:40:54 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Haweenka Sacuudiga Oo Loo Ogolaaday Inay Ku Biiri Karaan Ciidanka Militariga.

    Haatan, haweenka Sacuudigu hubka way qaadan karaan, iyagoo ku biiri kara Militariga,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Haatan, haweenka Sacuudigu hubka way qaadan karaan, iyagoo ku biiri kara Militariga,

 boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa u furtay haweenka, inay ku biiri karaan ciidamada Militariga, sida ay ku warrantay mareegta Arab News, oo fadhigeedu yahay boqortooyada.

Arrintani ayaa qayb ka ah, qorshaha dhaxal-sugaha boqortooyada Sacuudiga, Maxamed Bin Salmaan, uu ku furfurayo dalkaasi, isla markaana shaqooyin badan ugu furayo dumarka.

Waa wax caadi ah in la arko gabdho ka shaqaynaya Sacuudiga shaqooyin aan markii hore loo ogolaan jirn, sida inay makhaayad ama goob laga dukaamaysto ay ka noqoto ”Khasnaji”, taas oo ragga u gaar ahaan jirtay.

Dadka u dhaqdhaqaaqa xorriyadda haweenka, ayaa sheegaya inay jiraan weli tallaabooyin kale oo ay muhiim tahay in la qaado, si loo sugo xorriyadda haweenka.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip