Laba Garyaqaan Oo Ka Shaqayn Jiray Somaliland Ayaa Shaqadii Joojiyeu Sabab La Xidhiidha Sharciga

0
Monday March 08, 2021 - 10:48:49 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Laba Garyaqaan Oo Ka Shaqayn Jiray Somaliland Ayaa Shaqadii Joojiyeu Sabab La Xidhiidha Sharciga

    Mubarik Abdi iyo Guuleed Dafac

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mubarik Abdi iyo Guuleed Dafac
, oo ahaa Laba Qareen oo caan ka ah Somaliland ayaa labaduba intii Xukuumadda madaxweyne Biixi, joogtay joojiyey ku shaqaynta xirfadda Qareennimo.

Labaduba waxa ay sheegeen in ay adag tahay xilligan in Garyaqaannimo lagaga shaqeeyo gudaha Somaliland sababtana waxa ay ku sheegeen in aan xukuumadda madaxweyne Biixi, ixtiraamayn Dastuurka iyo xeerarka kale ee Somaliland.

Sidoo kale waxa jira Garyaqaanno dhawaan xukuumaddu xidhay kadib markii ay ka hadleen arrimo taagan.

Wasiirka Caddaaladda iyo madaxda Garsoorka oo aan isku dayay in arrinta cabashada Garyaqaannada aan wax ka waydiiyo iima suuragalin.

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip