
Shacabka Muqdisho Waxay U Afduuban Yihiin Madaxwayne Farmajo"muuse Biixi"
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka magaalada Muqdisho
ku tilmaamay in ay afduuban yihiin, isagoo yidhi:
"Shacbiga Muqdisho iyagaaba afduuban, dadka talada u hayaana waxay qaadaan tallaabooyin cadaawad ah oo dadka kala fogeynaya. Maanta Muqdisho dawladdii hore wakhtigeedii wuu dhammaaday dawlad cusubna lama dooran sharciguna uma kordhin haddana wuu fadhiyaa waana maamulayaa"
Shacabka Muqdisho Waxay U Afduuban Yihiin Madaxwayne Farmajo"muuse Biixi"
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka magaalada Muqdisho