Beesha Caalamka Oo Mar Kale Isu Keenaysa Xukuumadda Iyo Maamul Goboleedyada

0
Monday March 08, 2021 - 11:33:05 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Beesha Caalamka Oo Mar Kale Isu Keenaysa Xukuumadda Iyo Maamul Goboleedyada

    Beesha Caalamka ee Soomaaliya taageerada siisa ayaa mar kale

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Beesha Caalamka ee Soomaaliya taageerada siisa ayaa mar kale

 rabta in ay isku keenaan dawladda dhexe iyo maamul goboleedyada, kuwaas oo khilaaf xoogani uu ka dhaxeeyo.

Dedaalo hore ay u bilaabeen xubno metelaya Beesha Caalamka oo danjiraha Qaramada Midoobay, James Swan, uu ka mid ahaa ayaa dhalay in ay shir yeeshaan labada dhinac, balse wuxuu ku dhammaaday natiijo la’aan.

Waxa la filayaa in dhawaan uu dhaco shirka ay ku baaqeen Beesh Caalamku iyagoo casuumado badan u diray labada dhinac.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip