Dr. Maxamed Cabdi Gaboose Oo Siyaasadii iyo Mihnada Caafimaadkaba Saaka Macasalaameeyay

0
Sunday April 04, 2021 - 09:14:36 in by Super Admin
  • Visits: 50
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dr. Maxamed Cabdi Gaboose Oo Siyaasadii iyo Mihnada Caafimaadkaba Saaka Macasalaameeyay

    Dr. Maxamed Cabdi Gaboose Oo Siyaasadii iyo Mihnada Caafimaadkaba Saaka Macasalaameeyay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dr. Maxamed Cabdi Gaboose Oo Siyaasadii iyo Mihnada Caafimaadkaba Saaka Macasalaameeyay
Dr. Maxamed Cabdi Gaboose oo muddo dheer isku soo dhex waday Mihnada Caafimaadka iyo Siyaasadda, xilal Wasiirnimona ka soo qabtay Xukuumadihii soo maray Somaliland ayaa shaaca ka qaaday markii ugu horeysay in uu ka fadhiistay Siyaasadda.

Dr. Maxamed Cabdi Gaboose ayaa sidaas ku sheegay mar uu maanta u waramayay Warbaahinta Madaxa Banaan ee ka hawlgasha Hargeysa.
sidoo Kale waxa uu sheegay in uu iyadana ka fadhiisan doono Mihnadda Caafimaadka oo uu muddo aad u dheer ku soo dhex jiray.

"Laga Bilaabo Maanta Waxaan Hantidaydii Ku Wareejiyey Ubadkayga Si Aan Wakhti Ugu Helo Cibaadadayda”.

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip