Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Shirka Afisyooni

0
Sunday April 04, 2021 - 12:02:35 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Shirka Afisyooni

    Magaalada Muqdisho, gaar ahaan teendhada Afisyooni, waxa maalintii labaad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Muqdisho, gaar ahaan teendhada Afisyooni, waxa maalintii labaad

ka socda shirka wada tashiga ee u dhaxeeya dawladda dhexe iyo maamul goboleedyada oo dhammaan ka qayb galaya waxaana wehelinaya maamulka gobolka Banaadir.

Shirka maanta ayaa daba socda kii shalay furmay, waxaana maanta si rasmi ah looga hadli doonaa arimaha shirka ballaadhan ee arimaha doorashooyinka kaas oo dhinacyada dhawaan u furmi doona.

Shalay waxay dhinacyadu si adag uga doodeen in la yareeyo awoodda xukuumadda mudada ay socoto doorashadu, taas oo ay soo jeediyeen Jubaland iyo Puntland. Maanta dhinacyadu waxay soo saari doonaan war murtiyeed



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip