Maxaad Ka Ogtahay Boqorradii Masaarida Ee Xalay Qaahira La Wareejinayay

0
Sunday April 04, 2021 - 12:04:09 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaad Ka Ogtahay Boqorradii Masaarida Ee Xalay Qaahira La Wareejinayay

    Masaarida ayaa mar kale joob joog ka noqday iyadoo boqoraddoodii hore

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Masaarida ayaa mar kale joob joog ka noqday iyadoo boqoraddoodii hore

lagasoo raray meesha ay yaaleen maydadkoodu loona qaaday madxaaf cusub.

Magaalada caasimadda ah ee Qaahira ayaa loogu sameeyay xus ballaadhan iyadoo jidadka la mariyay maydadka boqorada reer Masar ee qarniyo ka hor.


18 boqor iyo 4 boqoradood ayaa xalay  loo raray madxafka qaranka ee  xadaaradda reer Masar iyadoo lagasoo qaaday madxafka masaarida ee badhtamaha magaalada caasimadda ah ee Qaahira.


Dawladda ayaa xalay xidhay wadooyinka ku dhereran Niil intii uu socday xuska loo qabtay maydadka la raray.

Qolfoof kasta waxa la saaray gaadhi u gaar ah iyadoo qafas lagu ilaalinayo lagu xidhay, waxa loo nashqadeeyay si layaab leh.

Waxa ku jira maydadkan boqorkii ugu danbeeyay ee Faraaciyiinta qarnigii 16-aad nabi ciise ka hor.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip