Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Ayaa Xaflad Lagu Shaacinaayo Musharaxiin Kaga Qayb Galay Berbera

0
Tuesday April 06, 2021 - 13:03:39 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Ayaa Xaflad Lagu Shaacinaayo Musharaxiin Kaga Qayb Galay Berbera

    Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI ahna Musharraxa Madaxweynaha Mudane

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI ahna Musharraxa Madaxweynaha Mudane
Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro oo ay weheliyaan masuuliyiin sarsare oo xisbiga ka mid ah ayaa caawa magaalada Berbera kaga qayb galay munaasibad balaadhan oo lagu shaacinayo musharraxiinta Golaha Wakiillada ee Gobolka Saaxil uga sharraxan Xisbiga iyo Musharraxiinta Xisbiga ee Goleyaasha Deegaanka uga sharraxan degmooyinka Berbera iyo Sheekh.
Munaasibaddan lagu soo bandhigayay musharraxiinta Xisbiga oo tiradoodu dhan tahay 32 Musharrax waxa ka qayb galay Madaxda Xisbiga, Masuuliyiinta xisbiga ee gobolka Saaxil, madax dhaqameed miisaan leh iyo marti sharaf tiro badan.
 
 

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip