Dowladda Soomaaliya oo xirtay kiis dacwaddeedkii Cabdirashiid Janan

0
Tuesday April 06, 2021 - 13:30:50 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Soomaaliya oo xirtay kiis dacwaddeedkii Cabdirashiid Janan

    Dowladda Soomaaliya ayaa xirtay dacwaddii loo haystay Wasiirkii hore ee amniga maamulka Jubbaland Cabdirashiid Janan,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Soomaaliya ayaa xirtay dacwaddii loo haystay Wasiirkii hore ee amniga maamulka Jubbaland Cabdirashiid Janan,
kaasoo dhowaan heshiis nabadeed la galay dowladda.

 

Xafiiska xeer ilaaliyaha guud oo soo saaray go'aanka lagu xiray kiiska dacwadda Janan ayaa u cuskaday Danta guud ee caddaalada laga leeyahay.

Maxkamadda gobolka Banaadir oo Janan dacwaddiisu iyo amar soo qabashadiisu ay taalay, ayaa aqbashay go'aanka lagu xiray kiiskaas.

Sanadkii 2020 wasiir Janan ayaa mar galay gacanta dowladda, waxaana lagusoo oogay dambiyo dagaal oo ay kamid yihiin inuu ku lug lahaa dilalka dad shacab ah oo lagu laayay gobolka Gedo.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip