Ciidamada Dowlada iyo Alshabaab oo ku dagaalamay gobolka Galgaduud

0
Wednesday April 07, 2021 - 13:53:29 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Dowlada iyo Alshabaab oo ku dagaalamay gobolka Galgaduud

    Wararka ka imanaya gobolka Galgaduud ee dowlad goboleedka Galmudug

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imanaya gobolka Galgaduud ee dowlad goboleedka Galmudug

ayaa sheegaya in ciidamada xoogga dalka ee qeybta 21aad ay la wareegeen deegaano hore leh oo u dhexeeya magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Ceelbuur.


Dagaal xoog leh ayaa la sheegay inuu ka dhacay deegaanada labi-dulle iyo dhabana-dhulkuheys oo ay hore ugu sugnaayeen dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab.

Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in dagaalka uu ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo dhinacyada soo kala gaaray.

Maalmo kahor ayey aheyd markii Ciidanka Xoogga dalka qeybta 21-aad iyo kwua Galmudug ay la wareegeen deegaanka Sinadhaqo iyo tuulooyin kale oo hoostega magaalada Dhuusamareeb, waxaana halkaas shalay booqday Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip