Fadhigii Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa imika si rasmi ah uga furmay Xarunta Golahaas

0
Wednesday August 25, 2021 - 10:18:44 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fadhigii Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa imika si rasmi ah uga furmay Xarunta Golahaas

    Fadhigii Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa imika si rasmi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fadhigii Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa imika si rasmi
ah uga furmay Xarunta Golahaas, iyada oo saacaddu tahay 10 subaxnimo oo 10 daqiiqo ka dhiman tahay.
Fadhigan maanta ayaa la filayaa in ay ku ansixiyaam xeer-hoosaadka golahaasi, oo maalmihii u dambeeyey ay mudaneyaasha golahaas ka doodayeen.
Fadhigan, ayaa waxa fadhiya 75 Mudane oo ka mid ah 82-ka Mudane ee goluhubka kooban yahay, waxaana loo qaybiyeu nuqulmka mid ah xeer-hoosaadka oo ay ku liqaaan tahay soo jeedimihii 42 mudane oo ka qayb galay doodda xeer-hoosaadka.
Xigaasho wargeyska Saxansaxo

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip