Xildhibaan Cabdinaasir Yuusuf Cismaan(qodax), oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland, ayaa kulan duco ah Oo mahad Celin ah ku qabtay deegaanka Balliga Cabdi ee dawlad deegaanka Soomalida.

0
Saturday October 16, 2021 - 11:34:41 in
  • Visits: 93
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Cabdinaasir Yuusuf Cismaan(qodax), oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland, ayaa kulan duco ah Oo mahad Celin ah ku qabtay deegaanka Balliga Cabdi ee dawlad deegaanka Soomalida.

    Xildhibaan Cabdinaasir Yuusuf Cismaan(qodax), oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Cabdinaasir Yuusuf Cismaan(qodax), oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland,

ayaa kulan duco ah Oo mahad Celin ah ku qabtay deegaanka Balliga Cabdi ee dawlad deegaanka Soomalida.

Waxaana kulankan kasoo qeyb-galay, madax dhaqameed, odayaal, waxgarad, dhalinyaro iyo Mudan kale.

Kulankan ayaa loo qabtay Ardaaga Uu xildhibaanku Kasoo jeedo.

Ujeeddada kulankan ayaa ahaa, Mahad-naq uu xildhibaanku u mahad-naqayay Bulshadii soo dooratay.

Sidoo kale, Odayaashii iyo madax-dhaqameedkii halkaas ka hadlay, ayaa sheegay in Xildhibaan Qodax yahay, Xildhibaankii u horreeyay ee kusoo noqda deegaamadii laga soo doortay.

Xildhibaanka ayaa intii aanu gaadhin Deegaanka Balliga Cabdi, waxaa uu sii maray, deegaamada, Sallaxley, ina guuxa, laanqeerta celiyo, qool-buulalle, burco-duuray, waxaanu halkaasi kula kulmayay Bulshada ku dhaqan Deegamadaas.

Xildhibaanka ayaa Bulshadaas uga mahad-naqayay sidii ay codkooda u siiyeen, waxaanu u ballan-qaadayay in uu si dhab ah u mattali-doono, una adeegi-doono.

Xildhibaanka ayaa waxaa wehelinayay, masuuliyiin ay kamid ahaayeen, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta Maxamed Yuusuf, Maayir ku xigeenkii hore ee Hargaysa Cabdicasiis Cago-wayne, iyo Madax dhaqameed kale.


 

Alert! You don't have any images assigned under this gallery yet...

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip