Dhimashada Oo 120 Kor U Dhaaftay Guriceel

0
Tuesday October 26, 2021 - 10:53:30 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhimashada Oo 120 Kor U Dhaaftay Guriceel

    Dagaalka badhtamaha dalka Soomaaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dagaalka badhtamaha dalka Soomaaliya

 ayaa sii xoogaysanaya iyadoo dhumashadu kor usii socota.

In ka badan 120 qof ayaa la xaqiijiyay dhimashadooda labada dhinacba, saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay.

Dhinacyada ayaan gaadhin wax heshiis ah iyadoo lagasoo cabsi qabo dullaano kala duwan oo dhinacyadu ay isku qaadaan.

Ciidamada dawladda iyo Ahlu Sunna ayaa ku dagaalamay deegaanka Guriceel, iyadoo ay maamulka Galmudug isku khilaafeen maamulkii deegaanka oo Ahlu Sunna ay caydhisay.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip