Burco(DMN) Badhasaabka Magalada Burco Ayaa Maanta Kormeeer Ku Tagay Aqalka Martida Oo Dhismayaal Cusubi Ka Socdeen
Badhasaabka gobolka togdheer Maxamed Muuse Diiriye ayaa maanta kormeer ku tagay aqalka martida ama madaxtooyada gobolka qofba siduu u yaqaane Kormeerkan uu Badhaasaabka magaalada burco Maxamed muuse diiriye ku
tagay aqalka martiga magalada ee magalada Burco oo dhawanahanba dib u
dhiska balaadhani ka socday ayaa waxaa ku martiyayey kormeerkiisan
agaasimaha aqalka martiga Yaasin Maxamed Shidde dadka qaarkoodna u
yaqaanan (Yaasin Ex).

Kaasi oo uga warbixiyey halka u marayo dhismaha aqalkani, kaasi oo u sheegay inuu dhimaha aqalka martida ee farta lagu hayey maalmihii u dambeeyey inu ku dhawyahay dhamaad dhismihiisu, wakhtigaana uga mahad celiyey hirgalinta u hir galiyey madaxweynaha jamhuuriyada somaliland axmed maxamed maaxamuud siilaanyo isla markaana ila hadana u ku dhawyahay gabo gabo dhismihiisu.

sidoo kale badhasaabka gobolka togdheer maxamed muuse diiriye ayaa isna dhankiisa uga mahad celiyey Agaasimaha aqalka madaxtooyada gobolka togdheer sida hufan ee u hawsha loo igmaday uu u wado isla markaana ku booriyey inaanu halkaasi kaga hadhin ee u kasii wado shaqada uu u hayo qarankiisa.

Maxamed siciid gaaxnuug
Daadmadheedhnews
Burco Ofiice
Contact Us : - gaaxnuug24@yahoo.com
Daadmadheedhnews
Burco Ofiice
Contact Us : - gaaxnuug24@yahoo.com
Burco(DMN) Badhasaabka Magalada Burco Ayaa Maanta Kormeeer Ku Tagay Aqalka Martida Oo Dhismayaal Cusubi Ka Socdeen
Badhasaabka gobolka togdheer Maxamed Muuse Diiriye ayaa maanta kormeer ku tagay aqalka martida ama madaxtooyada gobolka qofba siduu u yaqaane