Isku Aadka Ciyaaraha Kooxaha Qaramada Afrika

0
Thursday December 04, 2014 - 15:02:56 in by
  • Visits: 1163
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Isku Aadka Ciyaaraha Kooxaha Qaramada Afrika

    Afrika (DMN)- Kooxaha Ayaa Loo Qeybiyay Afar Qeyb, Dalka Aljeriya Oo Ka Mid Ah Dalalka Ugu Sareeya Caalamka Ee Ciyaaraha Kubadda Cagta Ayaa Meesha Ugu Hooseysa Uga Jirto Guruubka Ay Ka Mid Tahay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Afrika (DMN)- Kooxaha Ayaa Loo Qeybiyay Afar Qeyb, Dalka Aljeriya Oo Ka Mid Ah Dalalka Ugu Sareeya Caalamka Ee Ciyaaraha Kubadda Cagta Ayaa Meesha Ugu Hooseysa Uga Jirto Guruubka Ay Ka Mid Tahay.

 

Waxaa La Sameeyay Sida Ay Isugu Aadayaan Kooxaha 16-Ka Ah Eek A Qeybgalaya Ciyaaraha Kubadda Caqta Ee Qaramada Afrika.

Kooxaha Ayaa Loo Qeybiyay Afar Qeyb, Dalka Aljeriya Oo Ka Mid Ah Dalalka Ugu Sareeya Caalamka Ee Ciyaaraha Kubadda Cagta Ayaa Meesha Ugu Hooseysa Uga Jirto Guruubka Ay Ka Mid Tahay.

Waxa Aljeeriya Ay Ka Mid Tahay Kooxda Geerida, Oo Ay Ku Jiraan, Ghana, Senegal, Iyo South Afrika.

Waxaa La Sheegayaa In Tartar Adag Ay Afartaasi Koox Isla Gali Doonaa.

Aljeeriya Ayaa Gaadhay Wareegga Labaad Ee Ciyaaraha Adduunka Ee Sanadkan Lagu Qabtay Dalka Brazil.

Dalka Martigelinaaya Equatorial Guinea Ayaa La Ciyaari Doono, Gabon, Congo Iyo Burkina Faso Oo Ay Iskula Jiraan Kooxda A.

Sidoo Kale Kooxda B Waxaa Iskula Jira, Zambia, Dr Congo, Cape Verde Iyo Tunisia, Halka Kooxda D Ay Ka Mid Yihiin Ivory Coast, Guinea, Cameroon Iyo Mali.

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip