Wariye C/Maalik Coldoon oo muddo kadib xabsiga laga sii daayay.

0
Saturday June 06, 2020 - 13:32:06 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wariye C/Maalik Coldoon oo muddo kadib xabsiga laga sii daayay.

    Wariye C/Maalik Muuse Coldoon ayaa xabsiga laga sii daayay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wariye C/Maalik Muuse Coldoon ayaa xabsiga laga sii daayay

 kadib muddo ka badan sanad uu u xirnaa maamulka Somaliland.

Madaxweynaha maamulka aan wali aqoonsiga helin Muuse Biixi Cabdi ayaa cafis u fidiyay wariye Coldoon kaas oo sidoo kale ah Samafale.

Wariye Coldoon horay waxaa loogu eedeeyay inuu kasoo horjeestay qaranimada maamulka Somaliland, balse dadaallo badan kadib dib ayuu banaanka ugu soo baxay.

Xisbiyada Mucaaradka Somaliland ayaa magaalada Hargeysa kusoo dhaweeyay wariye Coldoon.

Dhawaan ayey aheyd markii baarlamaanka yurub ay maamulka Somaliland ka codsadeen iney sii daayaan C/Maalik Muuse Coldoon.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip