Maamul gobaleedyada iyo Xubnaha Beesha caalamka ayaa shir ku leh Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xerada Xalane.

0
Monday March 29, 2021 - 12:07:16 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamul gobaleedyada iyo Xubnaha Beesha caalamka ayaa shir ku leh Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xerada Xalane.

    Maamul gobaleedyada iyo Xubnaha Beesha caalamka ayaa shir ku leh Magaalada Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamul gobaleedyada iyo Xubnaha Beesha caalamka ayaa shir ku leh Magaalada Muqdisho
gaar ahaan Xerada Xalane.
Shirkan ayaa kamid ah shirar aan toos ahayn oo Beesha caalamku ugu baaqaysay Madaxda Soomaalida si ay heshiis uga gaadhaan khilaafka doorashada kadibna shirweyne iskugu yimadaan iyaga oo wax isku raacsan.  shirkan ayaan  la hubin in ay ka soo bixi doonaan qodobo laysku af garto   iyadoo ay  wada joogaan dhamaanba maamulgoboleedyadii somaliya iyo beesha caalamka 

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip