Dugsiyada Waxbarashada Somaliland Oo La Fasaxay Muddo Laba Bilood Ah

0
Tuesday March 30, 2021 - 17:14:45 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dugsiyada Waxbarashada Somaliland Oo La Fasaxay Muddo Laba Bilood Ah

    Dugsiyada Waxbarashada Somaliland Oo La Fasaxay Muddo Laba Bilood Ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dugsiyada Waxbarashada Somaliland Oo La Fasaxay Muddo Laba Bilood Ah
Wasaaradda waxbarashada iyo sayniska JSL oo raacaysa go'aamada guddigga heer qaran ee ka hortaga xanuunka COVID19 ayaa maanta soo saartay wareegto lagu fasaxayo dugsiyada dalka laga bilaabo 13/4/2021-ka ilaa iyo 3/7/2021-ka.

Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo sayniska Jamhuuriyadda Somaliland oo ay wehelinayeen wasiir kuxigeenka Axmed Xasan Nuur, agaasimaha guud ee WW&S Axmed Abokor Maxamed iyo guddoomiyaha xafiiska imtixaanaadka qaranka JSL Daa'uud Axmed Faarax oo saxaafada la hadlay ayaa ka xog waramay arrimahaas iyo talaabooyin kale oo ay wasaaradda waxbarashadu kaga hor tagayso faafitaanka xanuunka COVID19 oo dhibaato caafimaad ku haya bulshada.

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip