Muxuu Ku Soo Dhamaaday Shirkii Wada Tashiga Doorashada Somaliya

0
Saturday April 03, 2021 - 19:12:42 in by Super Admin
  • Visits: 48
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muxuu Ku Soo Dhamaaday Shirkii Wada Tashiga Doorashada Somaliya

    Waxa hadda soo gebegeboobay shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka oo illaa saaka 9kii subaxnimo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa hadda soo gebegeboobay shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka oo illaa saaka 9kii subaxnimo
 ka socday Xarunta Ciidanka Cirka ee Afisyooni. Shirka oo uu furay, guddoomiyeyna Madaxweynaha JFS ayna ka soo qayb-galeen dhammaan Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir waxa lagaga wada hadlay dardar gelinta iyo hirgelinta doorashooyinka qaranka oo ay aasaas u yihiin heshiisyadii 17kii September iyo 16kii Febraayo. Shirka oo maanta si weyn looga dooday ajandayaasha shirarka dambe ee Golaha Wadatashiga iyo dardar gelinka doorashooyinka wuu sii socon doonaa, waxaana la isugu soo laaban doonaa berri subax.
(Sawirku waa mid hore)

 

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip