Jabuuti oo loo darreeray goobaha codbixinta

0
Friday April 09, 2021 - 21:50:08 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jabuuti oo loo darreeray goobaha codbixinta

    Dadka reer Jabuuti oo ayaa saakay oo Jimco ah u darreeray goobaha codbixinta doorashooyinka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dadka reer Jabuuti oo ayaa saakay oo Jimco ah u darreeray goobaha codbixinta doorashooyinka

 madaxtinimo oo saaka si rasmi ah uga furmay guudaha Dalkaasi.

Dadka gaaraya ilaa 215,000 oo ruux ayaa loo diiwaangaliyay in ay ka codeeyaan dalkaasi Jabuuti.

Madaxweynaha waxaa xilkan kula tartamaya ganacsade caan ah oo si weyn looga yaqaan Dalkaasi,kaas oo lagu magacaabo Zakaria Ismail Farah, oo ah 56 jir ku cusub siyaasadda.

Xisbiyada mucaaradka ee ugu waaweyn dalka Jabuuti ayaa qaadacay ka qeybgalka doorashada madaxtinimo ee dalkaasi.

Markii Shanaad ayuu doonayaa Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele in uu mar shanad qabto xilka madaxtinimo ka dib kolkii uu talada dalka Jabuuti la wareegay sanadkii 1999-kii.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip