Puntland: Goobaha Waxbarashada Oo La Fasaxay COVID-19 Awgiis

0
Friday April 09, 2021 - 21:50:53 in by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Puntland: Goobaha Waxbarashada Oo La Fasaxay COVID-19 Awgiis

    Guddiga ka hortagga iyo la tacaalidda xanuunka Covid-19 ee Puntland,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddiga ka hortagga iyo la tacaalidda xanuunka Covid-19 ee Puntland,

 ayaa kadib shir ay ku yeesheen hab maqal iyo muuqaal ah, waxay sheegeen in si kumeelgaar ah loo hakiyay howlihii waxbarshada ee ka socday gudsiyada aas’aasiga ah, macaahidda, jaamacadaha iwm, iyadoo tacliinta lagu sii wadi doono hab fogaan arag.

Guddiga ka hortagga iyo la tacaalidda xanuunka Covid-19 ee Puntland wuxuu kula taliyey wasaaradda waxbarashada in lasoo hormariyo imtixaanka naqliga.

Sidoo kale guddiga ayaa awaamiir kale oo la xiriira Covid-19 ka soo saaray masaajidda iyo goobaha iyo gaadiidka dadweynaha.

Hoos ka akhriso:


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip