Madaxweyne Deni oo Cafis u fidiyay Maxaabiis ku jirta Xabsiyada Puntland

0
Monday April 19, 2021 - 13:49:05 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Deni oo Cafis u fidiyay Maxaabiis ku jirta Xabsiyada Puntland

    Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa cafis madaxweyne

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa cafis madaxweyne

 u fidiyay Maxaabiis ku jirta Xabsiyo kala duwan oo ku yaala Puntland.

Madaxweyne Deni oo soo saaray Xeer Madaxweyne lambarkiisu yahay Lr. 13 ayuu Cafis Guud ugu fidiyey 66 maxbuus oo ka mid ah maxaabiista ku xiran xabsiyada Dowladda Puntland.

Madaxweynaha Dowladda Puntland

Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad farqadasiisa 11naad

Markuu tixgeliyey: Talo soo jeedinta Wasiirka Cadaaladda, Arrimaha Diinta iyo Dhaqan celinta.

Wuxuu xeeriyey:

1.Waxaa cafis guud loo fidiyey fadliga bisha barakeysan ee Ramaddan iyo xaalada caafimaad ee caabuqa Covid-19 awgeed 66 maxbuus oo ku kala xiran xabsiyada Puntland.

Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip