Ciidamo cusub oo ka tirsan howlgalka midowga Africa AMISOM oo soo gaaray magaalada Muqdisho

0
Monday April 19, 2021 - 13:52:23 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamo cusub oo ka tirsan howlgalka midowga Africa AMISOM oo soo gaaray magaalada Muqdisho

    Ciidamo Nigeria ah oo qeyb ka noqonaya howlgalka midowga Africa AMISOM

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamo Nigeria ah oo qeyb ka noqonaya howlgalka midowga Africa AMISOM

 ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho.

Ciidamada oo u badan saraakiil tiradoodana gaareyso 144 xubnood ayaa la sheegay in ay dalka sii joogi doonaan muddo hal sano ah, iyaga oo taageero siin doona ciidamada Booliiska Soomaaliyeed.

 

Isuduwaha Howgalka Booliska AMISOM, Kuxigeenka Taliyaha Booliska (DCP), Daniel Ali ayaa sheegay in 30 askari qeyb ka ah ciidamadan cusub ee soo gaaray magaalada la geyn doono magaalada Beledweyne ee dowlad goboleedka Hirshabeelle.

Horay waxaa dalka u sii joogay ciidamo fara badan oo ka tirsan howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM kuwaa oo dowladda Soomaaliya gacan ka siinaya dagaalka ka dhanka Al-shabaab.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip