Deni Oo La Kulmay Wafdi Ka Socda UN-ka Kadibna U Dhoofay Nairobi

0
Friday May 07, 2021 - 13:31:15 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deni Oo La Kulmay Wafdi Ka Socda UN-ka Kadibna U Dhoofay Nairobi

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni

, ayaa madaxtooyada Garoowe ku qaabilay madaxa xafiiska Qaramada Midoobey ee Puntland, Guy Griffin.

Kulanka oo looga hadlay arrimaha Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya waxaa ka qeybgalay Cabdicasiis Maxamuud Maxamed oo arrimaha siyaasadda u qaabilsan xafiiska Qaramada Midoobey ee Puntland.

Dhanka kale madaxweynaha Puntland ayaa kulankani kadib markii uu soo idlaaday u dhoofay magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya, sida ay inoo xaqiijiyeen xubno ka tirsan xafiiska madaxweynaha.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip