CIIDAMADII MUDDA KORORSIGA KA HORYIMID OO MAANTA LAGA SAARAYO MUQDISHO

0
Friday May 07, 2021 - 13:34:03 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    CIIDAMADII MUDDA KORORSIGA KA HORYIMID OO MAANTA LAGA SAARAYO MUQDISHO

    Cutubyo kala duwan, oo ka tirsan ciidamadii ka horyimid mudda kororsigii dowladda Federaalka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cutubyo kala duwan, oo ka tirsan ciidamadii ka horyimid mudda kororsigii dowladda Federaalka

, ee qalalaasaha dhaliyay, ayaa maanta oo Jimce ah lagu ururiyay dhanka waqooyi ee magaalada Muqdish, si gebi ahaanba looga saaro magaalada.

Ciidamadan oo ku hubaysan noocyada gaadiidka dagaalka, ayaa haatan la isu-gu geeyay xaafadaha dhanka waqooyi ee Muqdisho, halkaas oo ay uga sii gudbi doonaan furimihii ay hore uga soo baxeen.

Tallaabadan ayaa ka dambaysay, kadib markii heshiis laga gaaray qalalaasihii iyo Rabshadihii ka taagnaa Muqdisho, kuwaas oo ka dhashay mudda kororsigii lagu fashilmay ee dowladda Federaalka.

Ra’iisul wasaare Rooble iyo mucaaradka dowladda ayaa ku heshiiyay in magaalada laga saaro dhammaan Ciidamada kala duwan ee ka horyimid mudda kororsiga kadib markii la xalliyay xiisaddii jirtay.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip