Wararkii ugu danbeeyay dagaal ka dhacay magaalada Jowhar

0
Wednesday May 19, 2021 - 20:07:19 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wararkii ugu danbeeyay dagaal ka dhacay magaalada Jowhar

    Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxay dagaal culus oo maanta gudaha degmada Jowhar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxay dagaal culus oo maanta gudaha degmada Jowhar

 ku dhaxmaray ciidamada dowladda Soomaaliya iyo koox macwiisley maleeshiyaad ah oo weeraray sida ay wararku sheegayaan barkootarool oo ay ku sugnaayeen ciidanka dowladda.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in iska horimaadka labada dhinac oo ahaa mid xooggan uu ku dhintay sarkaal ka tirsanaa madaxtooyada Hirshabeelle oo lagu magacaabi jiray Cali Madoobe , lama sheegin khasaaraha soo kala gaaray dhinacyadii dagaalamay

 

Kooxdan maleeshiyada ah oo lagu magacaabo Macwiisley ayaa la sheegay in ay fariisimo ku leeyihiin dhinaca galeed ee magaalada Jowhar, lamana oga sababta keentay in ay iska horimaad la galaan ciidanka dowladda.

Ma jiro ilaa iyo hadda wax war ah oo ka soo baxay dhinaca maamulka Hirshabeelle, iyadoo magaalada Jowhar


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip