Liiska xubnaha guddiga doorashada ee cabashada laga qabo oo lasoo bandhigay magacyadooda

0
Tuesday June 01, 2021 - 20:14:59 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Liiska xubnaha guddiga doorashada ee cabashada laga qabo oo lasoo bandhigay magacyadooda

    Guddigii uu dhawaan Ra'iisul Wasaare Rooble u magacaabay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddigii uu dhawaan Ra'iisul Wasaare Rooble u magacaabay
 xaqiijinta shakhsiyaadka cabashada laga qabo ee Guddiyada Doorashooyinka ayaa soo bandhigay magacyada shakhsiyaadkaas oo tiro ahaan gaaraya 67 xubnood.

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta Cabdiraxmaan Yuusuf Alcadaala oo ah Afhayeenka guddigan Ra’iisul Wasaaruhu u magacaabay hubinta xubnaha cabashada laga qabo guddiga, ayaa liiskaan warbaahinta usoo bandhigay.

Cabdicasiis Sheekh Xuseen oo ahaa xubin katirsan guddigan oo geeriyooday bishii abril, ayaa qeyb ka ah Liiska xubnaha Guddiga doorashada ee lagu muransan yahay ee ay Midowga Musharaxiinta cabashada ka qabaan unasoo gudbiyeen guddiga raysal wasaaruhu magacaabay.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip