Somaliland: Natiijad Hordhaca ah ee 6 Degmo Doorasho iyo Sida Xisbiyadu u Kala Heleen

0
Wednesday June 02, 2021 - 16:48:03 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland: Natiijad Hordhaca ah ee 6 Degmo Doorasho iyo Sida Xisbiyadu u Kala Heleen

    Guddiga Doorashooyinka ee Heer Degmo, ayaa shaaciyey natiijada hordhaca

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddiga Doorashooyinka ee Heer Degmo, ayaa shaaciyey natiijada hordhaca

 ah ee Codbixinta Doorashada goleyaasha deegaanka ee Lix degmo-doorasho oo ka tirsan 23 degmo-doorasho ee Somaliland ka kooban tahay.

Degmooyinka lagu dhawaaqay natiijada hordhaca ah ee codbixinta, ayaa kala ah Taleex, Xuddun, Lughaya, Saylac, Gar-adag iyo Sallaxley.

Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye ayaa hoggaaminaya inta badan lixda degmo ee codbixintooda lagu dhawaaqay. Lixda degmo wadar ahaan marka laysku daro kuraasidoodu yihiin 55 Kursi, kuwaas ooo 30 ka mid ah uu ku guulaystay xisbiga Kulmiye, halka Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani uu ka helay 17 Kursi. Xisbiga UCID ayaa helay 9 Kursi.

Natiijada Hordhaca ah ee Lixda Degmo-doorasho ee la shaaciyey

Shaxda Hoose kaga Bogo sida ay xisbiyadu ugu kala guulaysteen kuraasida Lixda degmo-doorasho.

Xigasho Somalilandpost.net.

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip