Waxaa qortay Musharrax Sucaad Ibraahim Cabdi, oo gobolka Maroodijeex ka sharraxneyd

0
Saturday June 05, 2021 - 15:48:24 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waxaa qortay Musharrax Sucaad Ibraahim Cabdi, oo gobolka Maroodijeex ka sharraxneyd

    "Waxa la sugayaa natiijada aniga iyo Waris oo ka hadhay 28-kii haween

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waxa la sugayaa natiijada aniga iyo Waris oo ka hadhay 28-kii haween
 ee isa soo sharaxay. Marka laga reebo 2-da hablood ee degaanka helay waxaa meesha ka baxay 24 naga mid ah. Baaxada caqabadaha haweenka ka horjooga inay baahidooda geeyaan miiska talada waataa markale iska cad. Ma quusanayno laakiin waxa loo baahanyahay istraatijayad cusub.
Inyar baa ka hadhay tirintii/xaqiijintii Maroodi-Jeex ee aynu sugno.

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip