Xisbiyada waddani iyo ucid ayaa maanta si Rasmiya ugalay heshiish is bahaysi oo Siyaasada Ah

0
Sunday June 06, 2021 - 14:31:31 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiyada waddani iyo ucid ayaa maanta si Rasmiya ugalay heshiish is bahaysi oo Siyaasada Ah

    Hoggaanka Xisbiyada mucaaradka Somaliland ee WADDANI iyo UCID

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hoggaanka Xisbiyada mucaaradka Somaliland ee WADDANI iyo UCID
 ayaa ku dhawaaqay isbahaysi ay ku hananayaan hoggaaminta Golaha Wakiillada iyo maayarrada magaalooyinka dalka.
Labada Xisbi ayaa haysta aqlabiyadda xildhibaannada Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha deegaannada magaalooyinka waaweyn ee muhiimka ah.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip